Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah u bilaabi doono xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub Galmudug War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in khilaafkii Ahlusunna iyo Dowladda lagu guulaystay in la xaliyo, lana diiwaan geliyey labaatankii xildhibaan ee la siiyey Ahlu sunna. Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho … Continue reading Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo War cusub soo saaray (Akhriso)